ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Akhristaha

Waamo Youth Intellectual League

Posted to the Web  July 09, 2002

Contact Email: 

WaamoUnity2002@aol.com  

Subject: Press Release

The Waamo youth intellectuals have highlighted the different political aims, and lack of co-operation between the Waamo people. We currently have emphasized that the creation of Waamo Unity, social integrity and development, moral progress and political identity in order to get a peaceful solution for the conflict of Waamo region and the rest of Somalia.

The nature of politics in Somalia is controversial and allegedly based on clannish. It is the responsibility of the younger generation to change this legacy, stagnant ideology and come up with viable durable solution. The positive reaction of Waamo youth intellectuals will be a wake up call for all Somali youth intellectuals in the future and make the ideological motivations of politics in Somalia.

In the previous decade, the people of Waamo have been divided into several clans and lost their entity as Waamo people. The situation in Waamo had made unstable, and unjust by stranger people who created most of the internal contradictions, which decomposed the core fabric of waamo individuality.

The Waamo people have been faced with mental and moral confusion by stranger people, which caused serious moral rift and material damage to the Jubba valley ( Waamo ).

As Waamo youth intellectuals, We emphasis to support the reconciliation of Somali people in Nairobi, Kenya in order to settle their differences and to create a suitable environment for co-existence. To achieve this goal we should agree as Somali people to establish committees to supervise.

A: To create the Somali regional council, responsible for the regional
    administration as Somali people:
B: To create the Somali District council, responsible for the district
    affairs:
C: Build the foundations for peace:
D: Disarmament and Security:
E: Rehabilitation and Reconstruction:
F: Restoration of property:
G: Travel and movement:

As we all know, today the capital of Waamo Kismayo is like a ghost town where there is no law. We need identity politics, what we mean by identity politics is a politics that grow up of our objective material experiences as Waamo people, and also ideological development as well as intellectuals in organizing andgeneral practice, no hard feeling at all, all comments are welcome.

If you have any questions regarding to this press release, please do not hesitate to contact
the Waamo youth intellectual at

WaamoUnity2002@aol.com or
Jubbaland@aol.com

From: Waamo Youth Intellectual League
July 4, 2002 WYIL/A-2/2002
To: All Waamo people


Somali Version

Ka: Ururka Indheer garadka Dhalinyarada Waamo: 

July 5, 2002 WYIL/A-2/2002 

Ku: Dhamaan dadka reer Waamo: 

Og: Indheer garadka Dhalinyarada Somaliyeed: 

Ujeedo: Warbaahin: 

Indheer-garadka dhalinyarada Waamo waxay ifiyeen ujeedada siyaasadeed ee kala duwan iyo wada shaqeyn la-aanta ka dhaxeysa dadka reer Waamo, waxaan xoog saarnay isku keenida dadka reer Waamo, midnimada bulshada iyo horumarkooda, horukaca niyadooda, iyo aqoonsigooda siyaasadeed si ay xal nabadeed ugu helaan khilaafka ka aloosan gobolka Waamo iyo Somaliya inteeda kale. 

Dabciga siyaasada Somaliya waa iska hor-imaad iyo is eedeeyn ku saleysan isu qabyaaladeen, isbadel la-aanta dhaxaltooyada garaadka siyaasadeed ee Somaliya waa masuuliyad saran dhalinyarada Somaaliyeed badalaadeeda iyo in ay lasoo baxaan ama layimaadaan xal waara. Ficil celinta xaqiiqda indheer-garadka dhalinyarada Waamo waxay indheer-garadka dhalinyarada Somaliyeed unoqon doontaa baraarujin mustaqbalka iyo kicin garaadka bulsho ee siyaasada Somaliyeed. 

Tobankii sano ee aynu soo dhaafnay, dadka reer Waamo waxaa loo qeybiyay qabiilo, iyo jilib jilib hoose waxayna lumiyeen jiritaankoodii iyo midnimadoodii reer Waamo, dad soo galooti ah oo aan la-aqoon ayaa xaalada Waamo kadhigay mid aan deganeen una horseeday cadaalad la-aan, kuwaas oo abuuray intabadan khilaafka gudaha ee dadka Waamo, kaas oo qurmiyay bartamaha dhismaha bulshada ee shaqsiyada Waamanimo. Dadka reer Waamo waxay wajaheen wareer xaga maskaxda iyo moralkaba ah oo ay u geesteen dad khariib ku ah Waamo, kaas oo sababay moral dilaac khatar ah iyo dhaawaca dooxada Jubba ( Waamo ). 

Hadaanu nahay indheer-garadka dhalinyarada Waamo, waxaan xooga saarnay inaan taageerno shirka dib uheshiisiinta dadka Somaliyeed ee Nairobi, Kenya si loo xaliyo khilaafka loona abuuro wada noolaansho deegaan ku haboon, si loo gaaro himiladaasi waa inaan ogolaanaa tusaale ahaan dadka Somaliyeed inay aas aasaan gudi kamasuul ah 

A: Abuuritaanka gudiga gobolada Somaliyeed, oo masuul kanoqda maamulka gobolada: 

B: Abuuritaanka gudiga degmooyinka Somaliyeed, oo masuul kanoqda arimaha degmooyinka: C: Dhisid aas aas nabadeed: 

D: Nabad ilaalin iyo hub kadhigid: 

E: Carbin ama baxnaanin iyo Dib-udhisid :

F: Hanti isucelin: 

G: Socdaalida iyo Dhaq dhaqaaqa: 

Sida aan lawada socono, caasimada Waamo ee Kismayo manta waa sida magaaladii reer akhiraadka, meel aan sharci kajirin. 

Waxaan u baahanahay aqoonsi siyaasadeed hadaanu nahay shacabka reer Waamo, aqoonsi siyaasadeed waxaan kawadnaa siyaasad katimid hadafka iyo waayo aragnimada dadka reer Waamo iyo waliba horumarinta garaadkeena siyaasadeed iyo mid bulsho sida ugu fiican ee ay u habeeyaan xirfada guud ee indheer-garadka Waamo. 

Hadii aad qabtaan wax su-aal ah oo ku saabsan warbaahintan, fadlan haka shakinina inaad lasoo xiriirtaan indheer-garadka dhalinyarada Waamo, WaamoUnity2002@aol.com ama Jubbaland@aol.com.


Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka eeg emailkiisa bilowga qoraalka 

AllPuntland Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda iyo ogaalkooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, AllPuntland Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid

Ma doonaysaa inaad codkaaga gaarsiiso aduunka ku soo dir fikir@allpuntland.com ,soo raci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof. AllPuntland:

Kor u noqo ama Ku Laabo Bogga Ra'yiga Akhristaha ama Kulaabo Bogga Hore AllPuntland/Go Back Home

 

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.