Make your own free website on Tripod.com

ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

AllPuntland: Qoraalada Akhristaha 

Maxuu safiirka cabdulqadir amiin wax uga qaban waayay arrintaa ee dhinaca kale ula saftay?

Posted to the Web   March 13, 2002

WQ.

Abdow Abdi

woomo1@yahoo.com     

 

WAXAY WARQADAAN KU SAABSAN TAHAY UKALA HIILIN LABO QABIIL OO DACWO DHEXTAAL. 

WAXAA DHACDY SANNADKII LA SOO DHAAFAY IN SAFIIRKA IYO ABIB AY UAKAL HIILIYEEN LABO QABIIL OO IS HEYSTA OO AH MAJEERTEEN IYO GUDIBIIRSI, WAXAYNA U DHACDAY SIDAN SOO SOCOTA 

 

1- WAXAA DHACDAY IN WIIL SOMALI AH LANA YIRAAHDO MUSTAF OO AN NIN LILAAHI AH LAQDABANA AAN WADIN ,IN GABADH GUDI BIIRSE AH IN UU DOONTEY LOONA DHOOB DHOOBAY , WAXAA DHACDAY IN LA YIRI GABDHII WAA LAGUUGU MEHRINAYAA ADIGOON ARAG,WAAYO GABADHU WAA WADAAD AY REERKOODII YIRAAHDEEN. INANKII WAAYAHAY AYUU YIRI GABDHII SIDII AYY LOOGU MEHRIYAY , WAXAANA KU MEHRIYAY KHAADIGA MAGAALADA EE SOMALIGA AH EE LA YIRAAHDO SHEEKH BOOKH OO AH GABADHA ADEERKED.

 

2-WAXAA DHACDAY IN GABADHII LOO AQAL GEEYAY INANKII IYADOO INANKA LOO, QARIYAY IN AY GABADHA UUR LEEDAHAY KHAALIGANA UU SUUBIYAY WARQAD FOORJARI AH KANA SOO SAXIIXAY SAFIIRKA OO AY ISKU FIICAN YIHIIN WADAANA QARAABTAAN 

 

3-WAXAA LA SUUBIYAY WARQADA WAKHTIGAAS AYADA AY JOOGTO UURKEEDU WAXAA UU AHAA SHAN BILOOD AYADANA WAXAY ISKA AHEYD GABAR NAAXSAN LAGAMA GARANEYN,WAXAA UU KA DHIGAY SHEEKH BOOKH IN MEHERKA DHACAY SHAN BIL KA HOR IYADOO AY JOOGEEN WAKHTIGII WIILKA LAGU MEHRIYAY DAD MARKHAATIYAAL AH 

 

4- WAXAA DHACDAY AFAR BIL KA DIB IN AY GABDHII DHASHY UUNA INANKII MUSTAFA AHAA UU YAABAY OO YIRI WAXAAN WADA JOOGAA AFAR BIL EE SEE WAX U JIRAAN? 

 

5-WAXAA DHACDAY IN GABDHII AY DHASHAY , KA DIB MARKII AY DHASHAY LA YIRI WII;LKA AABIHII WAA IN UU YIMAADAA SI UU UGA BIXIYO ISBITAALKA , MUSTAFA WAA UU DIIDAY. 

 

6- WAXAA DHACDAY IN ARINTII AY DACWAD GARTEY HEER MAXKAMADEED LOONA WACAY MUSTAFA IYO GABDHII IYO WAALIDKEED IYO KHALIGII . 

 

7- WAXAA DHACDAY IN MUSTAFA MAXKAMAD HORTEEDA KA YIRI ANIGA MA DHALIN GABDHAAN EE INANKA DHIIGIISA HALA SOOBAARO, WAAYO MUSTAFA WAXAA UU OGAA IN UU GURIGA TAGI JIREY ABIB MUSE FARAX KANA SHAQEEYO SAFAARADDA OO AY REERKA ISKU FIICNAYEEN ARKEYNA ISAGA IYO AYADA OO DHER JEER WADA SOCDA . 8- MARKII LAGA DALBADAY KHADIGII OO LADHAHAY AWEY WARQADII NIKAAXA WAXAA UU SOO SAREY WARQAD NIKAAX GOR HORE DHACAY ISAGOO KU JINJINGAREEYAY XAALADDA GABADHA.

 

9- MARKII LOO WACAY MARKHATIYAASHII WAXAA AY DHEHEEN WAQTIGA UU SHEEGAYO SHEEKH BOOKH WAA BEEN OO WAXAA MEESHII LA KEENAY FILAMADII LA ISKA QAADEY OO SHEEGAY GOORTA NIKAAXA DHACY KAAS OO KU YAALO TAARIIKDII IYO SAACADII IYO DADKII JOOGAY. 

 

10- WAXAA DHACDAY INTII AY DACWADA SOCOTA OO WIILKA MUSTAFA DACWAD XOOG LEH KU SOO ROGAY SAFAARADII OO WARQAD FOOJARI AH SAXIIXDAY IYO KHAALIGII IYO REERKA GABADHA AY KA DHALATAY IYO NINKA LUGU TUHUN SANYAHAY IN GABADHA XIRIIR KA DHEXEEYAAN WAXXA DHACDAY IN MUSTAFA UU YIRI ANIGA IYO ABIB HANAKAG QAADO DHIIG HALKAAS OO UU ABIB DIIDAY 

 

11- INTII DACWADA SOCOTAY AYAA WIILKII CUNTO XUMO IYO KA FAKAR LAAN UU ISKA SAQIIRAY , WAXAA DHACDAY IN LA YIRI IN SIDA UGU DHAQSAHA BADN LOO SOO CADEEYAA NINKA DHALAY WIILKA , WAXAA BILAABATAY IN SAFIIRKA IYO ABIB AY BILAABEEN HANDADAD AY HANDADAYAAN MUSTAFA OO AY LEEYIHIIN INTAAN KU XIRNO AYAAN KU DHOOFINEYNAA HADDI KALE DHEH WIILA ANAIGAA DHALAY, MUSTAFA WAA UU KA DIIDAY OO WAXAA UU YIRI WAXAAD DOONTAAN SUUBIYA 

 

12-XAALAK WAA UU XUMAADAY WIILKA MARKII UU JIREY FIRINTIJEERKA MUDDO LABAI ASBUUC AH AYAA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADA U SOO QORTEY WARQAD SAFIIRKA OO AY LEEDAYA WAA MAXAY CARUURTA KU JIRTA LABADA ASBUUC TALAAGADA? 

 

13- SAFIIRKA WAA UU KA JAWAABI WAAYAY ARRINTAAS WAAYO LUG AYUU KU LEEYAHAY ARRINTAAN DHACDAY, WAANA UU OGSOONYAHAY XAALAK SIDA UU YAHAY. WAAYO ISAGA AYAA SAXIIXAY WARQADII NIKAAXA INTAAN LAGEENIN WASAARADDA ARIMAHA DIBADA. 

 

14- WAXAA DHACDAY IN SAQIIRKII MUDO SEDDEX BILOOD IYO IN KA BADAN UU ISKAGA JIREY TALAAGADA . DOWLADDA KUWEYDNA MA DUUGI KARTO WIIL AAN ABIHIIS JOOGIN SIDA QAANUUNKA DHIGAYO. 

 

MARKII UU DALBADAY MUSTAFA HANALAGA QAADO DHIIG ANIGA IYO ABIB MAXAA UU UDIIDAY ABIB ? HADUUSAN WAX ISKU OGEYN MAXAA UU UDHIHI WAAYAY DIYAR AYAAN U AHAY , MAXAA KEENAY IN AY SAFAARADU HANDADO INANKAAS DHALAIYADA HA EE XOOGSADA HADEYSAN AYAGA WAX KA OGEYN ARINTAAN WIILKAAN MADAXA LOO SAAREY? 

 

MAXAA UU UGA FIIRSAN WAAYAY SAFIIRKA WARQADAAN FOORJARIGA AH EE TAARIIKHDA HORE LAGA DHIGAY/ MAXA UU UDLBAN WAAYA QOFKA ISKA LEH WARQAAN WAAYO WAA DOKUMINTI, WAXAA LA ARKI JIREY WARQADAHA AY TASDIIQAYAAN SAFAARADA IYAGOON BAARIN ISLA MALINTAAS HIREY KAMA SUUBIYAAN QOFKA WAXAA AY YIRAAHDAAN MAALINTA LABAAD NAGU SOO NOQO. SAFIIRKA MA IN UU KALA HIILIYAA LABO QABIIL OO IS HESTA MISE WAA IN UU ISAGA DHEXDHEXAAD NOQDAA . 

 

ISAGA OO AH QABIILKA BARWAANIGA QOLADA BAANAFUUSI.IN UU UKALA HIILIYO GUDIBIIRSE IYO MAJEERTEEN IS HEYSTA , WAXAA TAAS UU ULA JEEDAA IN NINKA UU ISAGA JEEBKIISA KA SUUBSADY EE UU KA DHIGAY SECRETEERKA KOWAAD WATANA BAASABOORKA FOORJARIGA AH IN UU YAHAY GUDIBIIRSE 

 

HADDABA WAXAA FOOL XUMO IYO CEEB WEYN AH IN CUNUG SAQIIR AH IM UU MEEDKIISA YAALO MUDDO SEDDEXBILOOD TALAAGAD HADDABA DOWLADDA SOMALIYEED WAXAAN KA CODSNAYNAA IN RAGAAN SIDA UGU DHAQSAHA BADAN NALOOGA BEDELO .WAXAA KALOO JIRTA IN AY DAD BADNI AY QADIYADO KU RAFACEEN IYAGANA AYSN OGEYN LAKIIN DHOWAAN WARQADO BADAN AY UGA IMANAYAAN MAXKAMADAHA GUDAHA IYO DIBADA .

 

WAXII FAHFAAHIN AH KALA SOO XIRIIRA ABDO ABDI E-MAIL WOOMO1@YAHOO.COM

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright 2000-2001 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.