AllPuntland: Qoraalada Akhristaha 

BBC da oo la iibsaday !!!!!!

Posted to the Web   February 25, 2002

Waxaa Qoray

Matabaan

ayahdinih@aol.com     

Idaacaddii aduunka ugu qiimi badanayd (BBC)  ayaa waxaa iibsaday Cabdiqaasim
salaad boy oo ka amar qaata Ismaaciil Geelle Djabuuti , waxaana dulaal sare
ka ahaa Yusuf Garaad , taasi oo aan ku cadaynayno xitaa shaqaali wax ku oolka
ahaa oo idaacadda oo Yusuf garaad awood u helay in uu kala eryo ilayn waa
makhaayadd isagu reer u maamulee, keenana heladiis oo ku shaqa la'ay
Matabaan,
Idaacadda waxaa hindisaha loo iibsaday ay tahay in maamulakaas argagisada ah
ee C/sim kana hirgali waayey mujtamaca soomaaliyeed dhexdiisa iyo caalamkaba
in halakaas laga hergaliyo,
Dhawaan C/sim & Yusuf Garaad waxay qori uu ku dagaal tago u iibin doonaan
Hassan Bariise kaasi oo ku timaama kooxaha Itixaad & argagisada C/sim
ciidanka dawladda ku meel gaarka ak oo hawlgalo ka sameeyey degaanada dadka
ay kooxdaasi gumeystaan dega, waa marka ay laayaan dadka rayadka ah ,
(cajiib) Bariise oo hadda carabka ku dagaalama ayaa qorigaas ku farxay markii
loo balan qaaday in kaalmadda ugu horysa oo Liibiya laga sugayo looga iibin
doono qorigaas,
Yusuf Garaad wuxuu beryahan danbe ku mashquulsanaa in kooxda carta  la
weerarin iyo in kale, wuxuuna idaacadda ka sheegaa wixii uu isdhihi karo
nafaqo ayey kooxda carta u noqonaysaa, tusaale ahaan warkii uu jimcihii 22nd
feb 02 siidaayey oo yir David Shel ayaa codsaday in aan soomaaliya
argagixsada & Itixaad aan laga qaban  lana weerarin , warkaas oo uu is yiri
ninka uu dulaalka u yahay ayuu wax tarayaa .
Yusuf arrinta soomaaliya nin reer Matabaana wax laga weydiin maayo (sorry) ,
Guriga baarlamaanka Ameerica ma aha meel la iibsankaro (you speeding) ,
Soomaaliya arrinteedu waa diyaar dawladda loo dhanyahay ayaana loo soo dhisin
oo nadiif ah, ugu danbayn markay arrintaasi timaado adna soo iibso bunbaano aad isku
qarxiso.

qore:Matabaan Caana Garoore

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com.  

All rights reserved. Reproduction in whole or in part is prohibited