ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Ra'yiga Akhristaha 


Cambaarayn Loo Jeedinayo Mamulka Cigaal.

Posted to the Web   April 26, 2002

Qoraalka hoose kala Xiriir

sanaaglasqorey@hotmail.com    

 

Ku Dhamaan Ummadda Somaliyeed.

Ku. Dadka Somaliyeed ee Nabada Jecel.

Ku.Salaadiinta, Culimo Awdiinka, Waxgaradka Somaliyeed.


Anagoo ku hadlayna magaca beesha jaaliyada,sanaag ee degan kuwayd waxaanu si weyn u canbaaraynaynaa,faldanbiyeedkii laga galay dadsomaliyeed oo si badheedha ah gacanta loogu galiyey ciidamada ethopia,ugu horayn waxaanu canbaaraynaynaa faldanbiyeedkaa laga galay dadkaa somaliyeed ee islaamka ah cidii geysatay oo uu hormuud u yahayhogaamiye maamuleedka maxamed ibraahim cigaal ee gobolka waqooyi galbed ee somaliya .


Waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan eheladii dadkaas iyaga ah ee gacanta looga galiyey ciidamada itoobiya.


Ugu danbayntii waxaanu halkan ku cadaynaynaa,inaanu nahay anagu jaaliyada sharciga ah ee ku hadli karta afka beesha sanaag,mana jirto cid kale oo ku hadli karta magacayaga gobolka sanaag ee jaaliyada kuwayd ku nool.

Waxaa ku saxeexan magacyadan hoos ku qoran.

1.Maxamed Axmed Cabdilaahi.
2.Axmed Jibriil Qablan.
3.Maxamed Sacad Aadam.
4.Ismael Saeed.
5.Muse Salax Badwi.
6.Nazer Maxamuud Haji Saalax.
7.Axmed Gaani.
8.Maxamuud Haji Saeed.
9.Cali Cabdilaahi Yuusuf.
10.Maxamed Maxamuud Jaamac.
11.Cabdirisaaq Aadam Feso.
12.Xasan Xuseen Shide.
13.Cali Maxamuud Cali Bayr.
14.Daahir Cabdi Cali .


Kor u qaada codkiina oo Ha la idin maqlo...


The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com

Please direct all questions on the above article to

Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda, hawlqabadkooda  iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Ku Noqo Bogga Maqalada ama Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.