ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Akhristaha

Baaaq Jawaab Celinah

Posted to the Web  June 05, 2002

WQ.

Cabdulkadir Cabdulle 

codkaxaaji@hotmail.com>

Anigoo  ah  wakiilka  USC/SSA   UFADHIYA WADAMADA  BARIGA IYO  BARTAMAHAYURUB      AMA  BALKANISKA                   
 
 Anigoo ku hadlayo magaca mujaahidiinta  beesha muduloodayan waxan halkan ku eedaynaya  EX masuul cali mahdi  maxamed oo maanta noqday nin loo adeegsato baaabi,inta iyo barakicinta beesha  mudulood asgoo boorsooyinka  usoo qaday   dad qaxooti ah oouu korkacayo cabdi qasim marka waxa  waxlala  yaabo noqotay in cali  mahi maanta uu qadiyadiisii  maanta uu  iibsado  kadib markii  mudo  10sanadood  mujahidiinta  mudulood ay soo  dafaceen magaciisa iyo magac beesha kuwasoo gaaarayo ilaalabatan kun ooisgu jira wax dhintay   iyo wax ku dhawacmay iyo qar ku curiyamay  marka manta cali  macdi xita waa uu ka xishoon wayey hooyooyinkii dhalay wiilalshii ku dhintay  iyo haweenkii  ku nin seegay iyo caruurtii ku agoontowday qadiyadaaswaxa in laxuso mudan mujahidiinta USC/SSA  ooay ka mid ahaayeen
 
jJenaral  Axmed Sheekh  Nero
G/sare Maxamed Maxamud Calasow dheere
G/sare C/lahi  Maxamuud Suubiye
G/sare corneel kawo
ilaahay hau naxariisto wa nimankii mantac mudulood halkan soo garsiiyey waxaan halkan ku cadaynaa in manta laga bilabo uu cali mahdi masuul danbe ka ahayn beesha mudulood ama USC/SSA  waxan ka codsanayna hogamiyayaasha mudulood inay halganka meeshiisa ka sii wadaanwaxana wax lala yaabo ah in uu Cali Mahdi manta  noqdo YES MAN  uuna iisado dhiigii iyo qabuuraha mujahidiinta waxan halkan uga digay na qofkasta oo masuulnoo ah haday soor qaado  uu calooshiisa kaliya masuul kayahay uusan cidna matalin waxankalehalkan 
ku   xusaya   madaxda ururka sida hogamiye alxaji muuse suudi  hogaamiye maxamed dheere   ing. cadow iyo corneel cumar fiyasko  waxan idin leenahay yan lo joojin halganka  dadka calooshooda u shaqeeya  waxana markati madfoonto ah inuu cali mahdi noqday sida  maxamed qanyare iyo abdi warsame waxaana uga digaynaa inuusan  noqon iskoobe uu cabdiqasin   mudulood ku xaaqo   waxa kaloo wax lala yabo  ah in manta  cabdiqasim hogamiya yaasha  isaga kasoo hojeedo uu yirahdo waa galo saas haday tahay kooxda uu hogamiyo ba waxa galay fatikanka oo iyagaaba  la kulmay bobyaasha diinta masiixiga
 
WAKIILKA   USC/SSA EE BRIGA IYOBARTAMAHA YURUB AMA BALKANISKA
CABDULQAADIR  XASAN CABDULLE CODKA

 

Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

Mas'uuliyada Qoraalkaan waxaa leh qoraaga, AllPuntland Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid

Ma doonaysaa inaad codkaaga gaarsiiso aduunka ku soo dir fikir@allpuntland.com , iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof. AllPuntland: Akhristaha

ama Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.