| Dhagayso Qur'aanka Kariimka ah iyo codkii Sheekh Suadaisi. |

| Home | GuestBook | Forum | Chat | Audi/Vidoe | Photo | Suugaan | TacsiILLAAH BAA WEYN

MINDIDU NIN WALBEY DUL TAALAA. !

1
AllPuntland(Aragtida Akhristaha) Kala xiriir allpuntland@hotmail.com  
November  14, 2001
Posted to the AllPuntland.com  November 14, 2001
.k

Waxaa Qoray

Faisal Mussa

abuxamsa@hotmail.com 

Akhri sidoo kale qoraalada la xiriira Qormadaan.

Qoraakan kooban waxaa igu kalifay markaan akhriyey nin kawaramaya cilaaqaadka ka dhexeeya Al-barakaat iyo uruka usama. Walow aanan hayb iyo hanti iigu jirta toona u difaacayn al barakaat hadana waxaan u araky inay khalad tahay in wararka reer galbeedka sidooda loo qaato. 

Walow ay shirkada Al-barakat taageerto kooxda Cabdiqasim oo cadaystay inuu dadkale dhulkiis xoog kuhaysto hadana soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ”ninkii qayrkii loo xiirayow soo qoyso” waxaan uga jeedaa hadii maanta Al-abarakaat ay sheekadu taagan tahay berina waa midaanad ku farxi doonin in wax layeeleeyo ninkii qoraalka soo qorayow. Waayo maraykanku inooma kala yaqaan reer hebel iyo reer hebel ee agtiisa waxaynu ka nahay Madow Muslima una baahan in la dabar jaro. 

Shakhsiyan si xoog leh ayaan uga soo horjeedaa kooxda Cabdiqasim iyo cidii gacan u fidisaba hadana waxaan oran lahaa maalinba nin bey haystaaye yaan lagu farxin belo aan la ogeyn gooray imaan doonto iyo nin key beri haleeli doonto. Arinku sida loomalynayo maaha "Baroortu orgiga kaweyn” laakiin taariikhda ayaa aadanaha u maclinee bal waa aragnaa meeshay ku damyso. 

BARBILOWGI ARAGNAYE WAA XAGEE BAR DHAMAADKU?

 

Afeef :   Qoraalada Akhristayaashu ku cabirayaan ra'yigooda  waa mid ka madaxbanaan aragtida AllPuntland iyo qorayaasheeda, marna looma saarin karo inay tahay qormo ka turjumaysa aragtida AllPuntland.com, qoraalkasta oo akhriste waxaa la socda magaca iyo cinwaanka Email ee qoraaga qoraalkaas oo isaga lagala xiriirayo. Mahadsanid

 

Related News:

WAJIGA QARSOON EE AL-BARAKAAT! |Waxaa qoray: Abdulrazak Osman Dirie | Posted to the AllPuntland Nov. 13, 2001

Waraysi Madaxa Sharikada Al-Barakaad xafiiskeeda Muqdisho Cabaas... dad badan oo Soomaali ah ayaa jecel in nin shaqeysanaya hadey arkaan in ay ka maseyraan in Illaahay dabada u rogo jecel sida aan Dowladda dabada ugu rogeyno, sida aanan rabin in aan dowlad u helno... Akhri halkan  Posted to the AllPuntland November 12, 2001

Al-Qaida/Al-Barakaat connection... Posted to the AllPuntland November 12, 2001

Somalis protest U.S. raid, store's closure...| Seattle Post-Intelligencer | Saturday, November 10, 2001

Maamulaha Barakaat oo beeniyey in shirkaddiisu xiriir la leedahay Bin Laadin... Posted to the AllPuntland November 09, 2001

Al-Barakaat oo lacageheedii la Xayiray... Posted to the AllPuntland November 08, 2001

A list of the 62 individuals and organizations covered in Wednesday's action ... Posted to the AllPuntland November 08, 2001

EXECUTIVE ORDER 13224 - BLOCKING PROPERTY AND PROHIBITING TRANSACTIONS WITH PERSONS WHO COMMIT, THREATEN TO COMMIT, OR SUPPORT TERRORISM... |Treasury Department Web site | Posted to the AllPuntland November 08, 2001

Jawaabta Isay Ma tahay Mid Sax ah. Jawaab celin Maqaalkii Axmed M.Max'ud (ISAY) ee ahaa Al-Barakad Waa Soomaali Samatabixiso ee isna daba socday maqaaladii ASSIYAASA . Saddexda xaraf ee magacaasi ka koobnaa waxay noqdeen kuwo caan ka noqday Muqdisho iyo meelo badan oo Somaliya ka mid ah waxayna Somalida oo markaas ay dulsaarnayd dhaqaale xumo ku macneeyeen saddexdii xaraf  ee NBC ereyadaan Nacaskii Bankiga Cunay...Akhri Maqaalka oo dhan|Axmad Jimcaale Cawooleey| Posted to the AllPuntland Seb. 11, 2001

Al-Barakad Waa Soomaali Samatabixiso. Jawaab Celin Maqaalkii Assiiyasa Ee ka Hadlayay Sharikada AL-Barakaat. .|AXMED MAXAMED MAXAMUUD(ISAY)| Posted to the AllPuntland.com Seb. 10, 2001

Assiyaasa.ILEYN (AL-BARAKAAT) FALLAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO Posted to the AllPuntland Seb. 12, 2001

Wargayska ASSIYAASA. Maxay shirkadda Al-barakaat uga qeyb gashay qabsashadii hoggaamiye kooxeedka beesha Ceyr ee Kismayo 7/8/2001 Posted to the AllPuntland Seb. 09, 2001


 

| Bogga Maqaalada Maanta |

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

  Go Back  

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com).