| Contact/Nagala soo Xiriir | Dastuurka Puntland | Gumaad Fool Xun Oo Ka Dhacay Kismaayo|

Special News Somalia Latest News From News Agencies»»Click Here |

TALABIXIN PUNTLAND 

AllPuntland(Aragtida Akhristaha) Kala xiriir allpuntland@hotmail.com  
December 01, 2001
Posted to the AllPuntland.com  December 01, 2001
.k

Waxaa Qoray

Ibraahim M. Huruuse

AHuruse@aol.com  

 

Anaga,oo kaxun xaalada murugsan ee murugada leh oo soo wajahdey MG Puntland, tacsina u diraya dadkii dadkooda ku waayey aniga, oo leh samir iyo iimaan intii dhimatayna,ALLE ha u naxariisto.


Waxana kutalinayaa  sidatan.

Inay isu tanaasulaan siyaasiyiinta,isimada,aqoonyanada iyo waxgaradkuba islamakaana midoobaan.


Kana hor mariyaan danta shacabka tooda gaarka ah.
Ogaadaana in dadweynuhu soodoortay eryina karaan hadii ay dhinac maraan wixii loo doortay.


Waa ,inaanay isku qaldamin awood qaybsiga siyaasiyiinta iyo isimadu waana in isimadu heshiisiiyaan dadka walaalaha ,ah oo dagaalamaya iyaga ,oo kaashanaya waxgaradka oodhan waa in siyaasiyiinta iyo aqoonyahanadu u samaayaan dadkooda maamul cadaalad ku salaysan una adeega dadweynaha.


Sida aynu lawada socono waaxaa caalamku ,isku raacay meeshii aan maamul ka jirin inay noqonkarto hoyga argagixisada .


Hadaba waa in gobolada qaybsamay ee Puntland diblaysugu soo celiyaa loona sameeyaa maamul kadhexeeya siday horeba u ahaan jirtey taa soo la orankaro waa danta dadka iyo dalka puntland.


Isla markaa aynu kaga badbaadikaro faragelin iyo tuhun shisheeye kuna ilaashan karo diinteena dadnimadeena iyo dhaqankeena soo jireenka ah.


Waa in shacaku maamulka wanaagsan iskana ilaaliyo danaystaha iyo kan kala qaybinaya.


Inkasta oo shacabkeena lagu baran inay dantooda ilaashadaan  isada ay hoye inoogu sheegeen abwaanada soomaalidu oo ay ka mid ahaayeen:
Xaaji Aadan Afqalooc ALLE ha u naxariistee wuxu yidhi.
dadka kale qofkoodii waxtara waa tixgeliyaane ,idinkuna caqliga taamudka,ah waa ku tumataane tartar baadka dhaaftaan qofkii toos idiin wada,e.

Halka Maxamed Aadan Maaweel isna ka yidhi
dadka kale qofkoodii dhisay dhiiri geliyaane goortuu dhaliilaha, arkay dhaladasaaraane nafkadhalatay soomaalibaan dhabaqla, aanayne sida dhuuga
xoolaha cunay kuugu dhegayaane.

wabilaahi tawfiiq ibraahi m huruue.
Ahuruse@aol.com

 

Xusuusin:   Aragtida Qoraalkani waa mid ka turjumaysa argatida qoraaga qoray oo magaciisa iyo emailka lagala xiriirayaa kor ku qoran yihiin, marna looma fasiran karo mid ka turjumaysa aragtida AllPuntland. Mahadsanid

 

| Bogga Maqaalada Maanta |

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

  Go Back  

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com)

 

Go Back Main  


Old News|Oktober| Sebtember|August | July | Jun 01 | May 01 | Apr 01 | Mar 01 | Feb 01 | Jan 01 | Dec 00 |

Contact/Nagala soo xiriir:

|Webmaster@allpuntland.com| |admin@allpuntland.com| |info@allpuntland.com| |support@allpuntland.com| |Sales@allpuntland.com | |sysadmin@allpuntland.com

Fadlan Email-kasta oo ay la socdaan File lifaaq ah  noogu soo dir emailka hoose / All Email with Attachments Please send only this Email address puntlandhome@Hotmail.com

Attachments are automatically scanned for viruses using MCAFEE.com

TOP / KOR

 Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com. 
All rights reserved. Reproduction in whole or
in part is prohibited

Bravenet.com