ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Ra'yiga Akhristaha 


Libaaxii Baruur Cunijirayoow sow ku garanmayno?

Posted to the Web   April 30, 2002

WQ

Jamal Sayid axmed 

mudane5@hotmail.com  

 

SALAAN QALI AH  DHAMAN AKHRISTA YASHA  SHARAFATA LEH IYO (allpuntland) OO IYADU  AH MIDA NOO SURTA GALISAY  INAAN WAXII  FIKRAD AH ISKU WAYDARSANO (mahad gaar ah )

KOLKAAN KA GUDBO ---

 

WAXAA IS WAYDIIN  LEH  DALKII SOMALIYA BURBURAY  ,DADKIINA GARDARO  IYO GEERI BAA MARISAY WACYIGII IYO WAQTIGINA  HIILO  KAMA MUUQATO  HADABA  RAGAN MADAXADA ISKU SHEGAYA  EE MAGALO WALBA IYO TUULO WALBA  GEEDKA KA WABATAY EE  ISKU TILAMAYA IN AYAHIIN MADAXDII WADANAKA .
YEEY  U SHAQEYAAN  MA WAXAY U ADEEN WADANKA IYO SHACABKA .
MISE DAWLADO SHISHEEYE  AYEEY  SAFIIRO  UGA YAHIIN SOMALIA RUNTU WAXAY TAHAY OO AN  LA MOGEEYN  IN AY YIHIIN CADWAGA DALAKA IYO DALAKA  SOMALIYA AY LEEDAHAY  EE KOOBAAD .

 

MANTA OO AN JOGNO IYO MALINTII  UU BURBURAY  XUKUNKII SOMLIYA KA  JIRAY , IN UUSAN MUUQAN WAX NATIIJO AH  OO AY SOO WADAAN  NIMANKA MADAX   ISKU  SHEEGA AH  OO  UU NIN WALBA O IYAGA KA MID AH BA UU EEGANAYO MASLAXAD  ISAGA  U GAAR AH AMA DANIHIISA  GAAR  AHAANEED,  INAGOON RUNTA  KA FOGANAYNIN WAX AY NAGA GOYAAN MOOYEE  WAXAY  NOO SIYDIYEEN INUUSAN JIRIN ,NIN MADAX AH O SOMALIYA  JOOGA OO LA DHIHI  KARO  WAA WADANI  AMA WAXA UU  U ADEGAA  SHACABAKA SOMALIYEED  OO MASLAXADA  AYUU  KA TALINYAANA MA JIRO .

 

INAGOON RUNTA FURKA KA QADAYNA-SOMALIYA WA WADA MADAXWAYNE (mid laqatana kuma jiro)  SUASHA MESHA TALLA WAXAY TAHAY YAA INOO MAQAN OO AAN ISKU HALAYNAYNA HADAYNU  SOMALI NAHAY  JAWABTU WAA (cidna)  WAXAAD  OGATAAN HADUU  HOGANKA MAMULKU  XUMADO  OO TALADU  FARAHA KA BAXDO  INAY ADAGTAHAY  SIDA AY KU XASISHA  AMA  NABAD LOO HELAA  HADABA  SEE  LAGU HELI KARAA ,  WAA IN DADWAYNAHA SOMALIYEED  AY OGADAAN  INABA  HA YRATEE   INYSAN  NIMANKA MADAX  ISKU SHEGA AH AYSAN WAX KHAYR  SOO WADIN   DHIB IYO DAGAL MOYEE   NABADUNA  AY WALIGEED  CIRKA KU MAQNANAYSO INTA AY JOGAAN WAXAY  TALADU TAHAY   WAA  IN LA HELAA  URURO  KA DUWAN KUWA  HADA  JOOGA  OO KA TALINAYA  DANAHA  WADANAKA  IYO  UMADA   SOMALIYEED   QOF KATA  OO SOMALI  AHOOWNA WAXAAD OGATAA  IN  ((nabad )) WAX LAGU BADASHAA  AYSAN JIRIN  UMADA SOMALIYEEDANA AYSAN MANATA IN LA KALA QADO  AYSAN MESHA OLIN  DHIB IYO RAFAADNA INATAS  KA BADAN AYSAN QADI  KARIN  DULQDKIINA UU  KA DHAMAADAY  MARAKA NINKI  DANAYSI  WATOOW  NA  DAA  OO  WARHOOW   NADAA (( buq buqood  haduu  subag burcad ah dhali baxnaneeya))
 

W.Q..JAMAL SAYID AXMED


The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com

Please direct all questions on the above article to

Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda, hawlqabadkooda  iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Ku Noqo Bogga Maqalada ama Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.