AllPuntland: Qoraalada Akhristaha 

Soomaalidu waa Geel ; Geelana waxaa iska leh Geele

Posted to the Web   February 17, 2002

Waxaa Qoray

KHAWI

Kawison@aol.com  

 

Markii  Carta lagu shirayay baa abwaankii waynaa ee YAM YAM wuxuu ku maansooday "Soomaalidu waa Geel ; Geelana waxaa iska leh Geele ."  i sagoo ujeeda madaxweynaha jabuuti  maalintaa ma rumaysan maanta  se waxbaa qub i yidhi . Waxaa Xamar laga agaasimay wax lagu sheegay dawlad oo qabiil ka tusmaysan wasiir walba waxaa lagu shaabadeeyey sumaddi geelooda.


Runtuna waxay tahay nin qabiil ku qaybqaatay qaran ma matalo, waana laba mabda oo iska soo horjeeda hadaba waxaa nasiib darro ah in tallaabadan u danbaysa ee la qaaday ay tahay musbaar lagu dhuftay naxashkii qaranimadda soomaaliyeed.

W/Q KABLALAX KHAWI

MAHADSANID

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga qoray, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com.  

All rights reserved. Reproduction in whole or in part is prohibited