Make your own free website on Tripod.com

ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

AllPuntland: Qoraalada Akhristaha 

Maqaalkan oo ku saabsan dadka daacada u ah dadkooda iyo dalkooda  Kuwait

Posted to the Web   March 25, 2002

WQ

somali weyn somaliya.

somaliweyn@hotmail.com     

 

24-03-2002-- 17;00 PM 

 

WAXAAN HALKAAN IDIINKUUGU SOO GUDBINEYNAA SEDDEXDA QOF OO DIBLOMAASIYIIN SARE OO KA AH SAFAARADDA SOMALIYEED EE KUWEYT:

FADUMO SALEEBAAN -- XIRIIRINTA HAWEENKA SOMALIYEED EE KU NOOL KUWEYT.

 

ABDIKARIIN CIBAAR -------- XIRIIRINTA JAALIYADDA SOMALIYEED SIIBA QEYBTA ODAYAASHA IYO DHALLINYARADDA. 

 

ADEN CALI GAAB ------ AMAANKA GUUD EE SAFAARADDA . WAXAAN DOWLDDA SHARAFTA LEH AAN U SOO BANDHIGEYNAA : 

 

1-IN AY YIHIIN SEDDEXDAAS QOF AAN KOR KU SOO SHEEGNAY DAD U SOO JEEDA MASLAXADA UMMADA SOMALIYEED WALIGOODNA AAN NASAN HABEEN IYO MAALINBA 

 

2-INTII UU WADDANKA BURBURSANAA IN AY KA SHQEYN JIREEN IN AY SAN UMMADDAAS AY WAXBA DAREEMIN INKASTOO OO IYAGA MEESH LOOGA SAREEYAY AWOODOODUNA AY YAREED, HADDANA KAMA AYSAN SEEXAN JIRIN SIDEY DADKAAS WAX UGU QABAN LAHAYEEN.

 

3-IN AY MAR WALBA OO DHIB LA SOO KULMAAN JAALIYADDA IN AY U SHEEGAN JIREEN DHIBKOODA SI LOOGU XALIYO, 

 

4-IN AY AAD UGU BOGEEN DADKA SOMALIYEED EE REER KUWEYT SHAQADA AY QABTAAN SEDDEXDAAN QOF AYAGOO KA SHAQO BADAN LABADA QOF EE SAFAARADDA EE UU USHIDAN YAHAY. 

 

5-IN AYSAN WAXBA KA HALAABEEN JAALIYADDA SOMALIYEED INTA AY JOOGAAN SEDDEXDAAS QOF ISLA MAR AHAANTAASNA AY AAD U JECELYIHIIN WAXTARKOODA. 

 

6-IN AY YIHIIN DAD JECEL IN DOWLADOODA AWOOD YEELATO,ILAAHAA AWOOD LAHEE,ISLA MAR AHAANTAAS CODKEEEDU DHEEREEYO ,OO MEELKATA OO AY TAGTO KURSIGA LOGA KACO SI SHARAF LEHNA LOO SOO DHAWEEYO HADDABA DOWLADDA SOMALIYEED WAXAAN U SOO BANDHIGEYNAA IN SEDDEXDAAS QOF EE AAN KOR KU SOO XUSNAY DAD LA MID AH AAN LA HELEYN.

 

WAXAAN KALOO U SHEEGEENAA IN LAGA DHIGAY BUUL LAKIIN AYAGA AY U SHAQEEYAAN MASLAXADDA UMMADAAS SOMALIYEED EE JOOGA DALKAAS AAN DALKEENA AHEYN AYNA SOO DIRTEY DOWLADDII SIYAAD BARE. HADDABA DKMG AH MA WAXAY RABAAN QOF U SHAQEYNAYA UMADDA SOMAALIYEED IYO QARANKA MISE WAXAY DOONAYAA QOF QARAN DUMIS AH , OO DOONAYA IN MEESHAAS AY ISKAGA SHIDNAATO WALIGEED SAASNA AY KU JIRAAN? 

 

JAWAABTU WAXAY U TAAL DKMG AH

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.