ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Ra'yiga Akhristaha 


Soomaali Been wet Sheegtaa Beense Kuma Maahmaahdo.

Posted to the Web   April 18, 2002

WQ

Qamar Shariif Hashiim 

 lunas68@hotmail.com    


Reer Banaadir dunidoo dhan waxaa loogu aqoonsan yahay in ay yihiin dad ka dheer dil, cadaallad daradda, boob iwm. 

Maalmahaan waxaan anagoo dhan indhaha ku jiirnay qoraalo ka hala arrimo aan aqoon u leheen sida Ex-Banaadir ama Banaadir Weyne sidaa awgeed ayaan e-mail u dirsaday Dr.Culusoow.Eamilkeyga wuxuu ahaa mid ah isweydaarsi ah arrimaha Ex-Banaadir waa dhul Muddullod inkastoo jawaab i qanciya aanan ka helin. 

E-amilkeyga ayaa loo gudbiyey waxgaradka Muddullod jawaabna waxaan ka helay nin xubno ka ah Muddullod. 

Akhristayaasha waxay is leeyihiin tan miyey waalatay ama maa nacasbaa e-mailo loo diray oo af-lagaado iyo hanjab ah intay qarsan leheed ayey noo gudbin.Marka qoraalkaani uguma aan talagelin arkhistayaasha keliya waxaan kale ugu talagalay in ay ogaadaan reer Banaadir oo ku xirtay ISMA HURTOOY. In ay ogaadaan siyasiyiinta reer Banaadir oo siyaasadda xun ay doonaan in ay nagu hogaamiyaan.

Waa e-mailyo fara badan aan qaar ka koobay aana soo gaabiyey. 

Midda ugu horeysay. Sister waan ku salaamay waxaan kugu salaamay salaanta ay muslimiintu isku salaamaan.Runtii waxaa laga yaabaa in aadan i garan magacayaga laakiin waxaan helay e-mail aad isweydaarsateen adiga iyo Dr.Culosoow. ee ku aadan Ex-Banaadir waxaan jeclaaday in aan hal arin kugu baraarujiyo waayo aniga Abgaal ayaan ahay qabiil ahaan deegaan ahaana reer Banaadir ayaan ka mid ahay. 

Intaas oo hadal ah waxaan u xusay waxaan arkay dad dhowr ah oo ka eedsheeganaayo Abgaal oo gibilcad ah.Isla markaana reer Banaadir ah dhamaan somalidii Abgaal la degenayd ( Reer banaadir iyo Hawiyihii kale ) in ay qaxeen markaas ayaa tuugadii Abgaalkii dhac ku bilaabeen ayakoo leh ( Saliid Cadii ) waanu dhacnay. Hadana waxaan dhaceynaa ( Saliidii Macsaradii) Marka halkaas ayey ku kufsadeen gabdho badan oo Abgaal ah. 

Hadii aan usoo laabto arinta Banaadir Weyne runtii maqaalka "muuse Suudi" ee kusoo baxay allpuntland ma inkiraayo xuquuqda walaalaheen kale ee aan Mudulood ahayn.

Waxaad kaloo isu qastay waxaan is qusayn.Tuugada aan cidi metelin oo si siman u dhacay umadii masaakiinta ahayd ha ahaadeen Abgaal Hawiye gibilcad iyo guud ahaan somali oo idil waxaan filayaa in aan Abgaal lagu eedayn karin. Kuwaasna waxay ahaayeen dad ku xiranaa xabsiga kasoo baxeen "Tuug Tol Ma Lahan" Tuugtaas waxay la mid yihiin kuwii reer Banaadir ahaa ee aan Mudulood ahayn ee talyaniga iyo ingiriiska u jaanjuusi jiray isla markaana jaanjuusi jiray Abgaal. 

Mida kale Banaadir dhul Mudulood ayaa looyaqaan Banaadir waxaad u taqaanaa oo kaliya xamar ilaa baraawe.Hadaba wuxuu kasoo bilowdaa xaradheere ilaa jilib intaas ayaa maamul loo rabaa marka la miisaamo dhul ahaan tiro ahaan waxaa boqolkii sideetan degan waa Mudulood. Deedaagka sida loo kala badan yahay ayaa loo qaybsan doonaa marka xubintaada ka badan mahelaysid. Ashraaf iyo taariikhdeeda meel kasto ay joogto somali ayay marti u ahaan jirtay. Weligay ayaan maqli jiray jereer Asharaaf iska sheegta. 

Walaal boob Habargidir iyo Daarood ayaan ku arki jiray dhulkaad sheeganayso taas Habargidir oo hub heysta ayaa ku dhici waysay marka in af lagu dhaco.

Walaal Mudulood ilaa Kismaayo ayuu degaa dalkiisa cid xoogi karta ma jirto somalida hubka wadata ayaan ka diidnay maanta af cidlo ah in ayn sheegato aan somili ahayn ay dalkeyga ku dhacdo waa wax aan marna lahelayn. 

Mudulood waxay isbaaysi lahaayeen Odeygii waligiis hogaamin jiray SNU oo la dhihi jiray raajis.

Dadka bartay luqada cadawga sida talyaniga ingiriiska waxay ahaayeen gibilcad.

Reer Banaadir waxay lahaayeen shangaani iyo xamar weyne iyo xamar jajab. Reer Banaadir oo soo raacda waxay ahaayeen qolo jareer ah oo uu keenay saciid barqash iyo qolooyin kale oo somali ah lagu daro Banaadirta sida tunida baajuun dadkaasna halka ay deegaan waa la garanyaa. 

Koleyba xoog iyo xoolo la idiinkuma fadhinin ogow Mudulood shalay hugaankii ugu horeeyay ee dalka asiga ayuu ahaa kii ciidanka asiga ayuu ahaa maantana wax aan raali ka ahayn wadanka kama fulaayaan.

 

Waayo wax xun kuwa guursaday Asharaaf sheegata ee Abgaalka ah waa kuwa xun oo naadir ah. 

Walaal habargidir qaatil anaku kama taagni giri iyo hanti aan leenahay nagama haystaan waxaan isku haysano waa daaya somalida ayakuna waxay leeyihiin war xaqiina idinkuma haysano ee nadaaya aan boobno daaroodka eelayda iyo somali sheegatada aad adigu ka mid tahay.

Marna lagama yaabo in aan kaalmo waydiino nuuciina oo kale oo u baahan in ayaka wax loo qabto.Maanta dadka ugu nasiib badan ayaan nahay reer Banaadir dadkoodu waa baaba'a hablahooda ayaa meelaha ayakoo qaawan dewersanaayo marka cuqubo taas ka weyn majirto.

Ximidaada beetaada iyo xaaraan ku doodidaada mida kale sheegasho Asharaaf maanta Asharaaftii rasmiga ahayd lana yiqiinay sida caa'ilada reer cusmaan waa.Kuwaas yahuuda u adeegaya kuwii reer Marooko ee uu u horeeyay xasanu taani waa kuwaas ay la la taliyaashu u yihiin yahuud.Maanta dunida carabta Asharaaf waa dadka ugu liita markii kuwii rasmiga ahaa ayaan qiimo lahayn.

 

Marka inta xamar deganeed waxaa lagu sheegaa in ay qaarkood yamaniin ahaayeen qaarkoodna yahuud ahaayeen qaarkoodna ay iraniyiin ahaayeen qaarkoodana cumaaniyiin ahaayeen iyo jereer aanu ugu yeerno xabasho carbeed marka waxaan filayaa in aad kuwaas tahay.

Mida kale waxaa su'aal ah hadii adiga lagu kufsaday lagu dhacay lagu dilay lagu boobay yaa ku inkaaray? Hadaba dhaca iyo dilka aanu isu gaysanay waa habar iyo cuqubo idiinku dhacay. 

Jereer nuucaaga oo kale raqsiga iyo niikada ciyaarta mooriyaantayda ayaa kasharaf badan ayakanba waa mooriyaan ee qori la'aan ayaa haysa mida kale cabsi rabi mooriyaanimo idiinkama reebin.

 

ee sidaas ogoow.Waayo hadii aadan mooriyaan ahayn ma sheegateen dhul aadan lahayn runtii wacdaan cusmaan dadkayaga xamar intooda badan sida jasiira ayakaa ayaa leh ayakana waa dadkayga. 

Mida kale owkuukuu iyo owkuunbe iyo adiga luqada idinka dhexeysa ma mid jereerbaa?

daaroodka aad isku qoreyso adiga kuma rabyo anigaa dilay dhacay ayuu wax ii ogolyahay marka dhagaxa cidlo ah ayaad toobin ku haysaa.

Somali isdili jirtay hawiyuhu waligiis ayuu is dili jiray waxa isdilin isnaan dayn wa adinka oo is xasda isdilid la'aanta reer Banaadir waa mid ku saleysan dadnimo xumo ee wanaag maahin saa hadii ay wanaag leeyihiin waxay noqon lahaayeen umad nool oo dadkooda kamid noqda. 

Reer Banaadir ayaa leh banaadir waan kugu raacsanahay waayo anigu reer Banaadir ayaan ahay asaga waa Mudulood sidaan hore u sheegay boqolkii sideetan waa Mudulood ayaa leh boqolkii toban dir ayaa leh inta soo hartay qolyaha aad kamid tahay ayaa leh marka Banaadir reer Banaadir ayaa leh . 

Kolay reer Banaadir cidkasta ayaa kujira marka Mudulood laga reebo inta kale waxay kakooban yihiin xawaadle shiikhaal oo dadkayaga ah iuo waliba reer imaam oo shangaani deganaa waligood inta soo raacda waa jareer ay ayaku lahaayeen marka adiga jareeryahay qurunka badan marka ma garanaayo waxa aad kuhadlayso waxaad tahay jareer qaalo hoos jiifa ee ismooday wax aysan ahayn.Adiga maxaad qaymo leedahay marka hore madow qurun ah ayaa kuqabo. 

E-mailyada waxaan ka soo qaatay inta la eegi kara ee anigu madow ima qabo mida kale xabashi iyo jereer waa dadkeyga waa walaalahey dhaqankeyga ayey leeyihiin. 

Marka jawaab siyaasi, bulsho , dhaqan, iyo yay ahaayeen dadka ka soo horjeday xurnimada intaas oo jawaab lagu qanco ayaad iga heli doontaa. 

Qurunta jareerta ah.Qamar Sharif Haashim.

 

Qormooyinkii Hore ee Qamar:


Kor u qaada codkiina oo Ha la idin maqlo...


The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com

Please direct all questions on the above article to

Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda, hawlqabadkooda  iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.