ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

AllPuntland: Qoraalada Akhristaha 

Baaq ku socda Dhamaan beellaha Soomaaliyeed.

Posted to the Web   March 23, 2002

WQ

Col. Mohamed Ibrahim 

Sacida41@aol.com    

 

Waxaan baaq u soo jeedineyna Waxgaradka.Ummada Somaaliyed Gudahaiyo Dibada mel ay jooganba Anagoo ah Besha Digoodiya waxaan u soo jeedineyna in beelaha Sommliyed ay baaq u diraan shir gudoonka Nayrobi in uusan Madaxweyne uusan sheegan karin uusana maslin ummada Soomaaliyed Balse u masala Kooxda Carte. 

 

Waa haddii xal waara loo rabo in laga gaara arinta murugsan ee Somaliya. arintan waxaa soo diyariyawax garadka besha Digoodiye.Dibada iyo gudahaaba .

 

Col. Mohamed Ibrahim 

G uber.U.k

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2001 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.