Make your own free website on Tripod.com

ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Ra'yiga Akhristaha 


Ina Cigaal iyo Zanaawi waxay Bilaabayaan Dagaal Sokeeye oo Ka dhexdhaca Somaliland iyo Somali-Galbeed 

Posted to the Web   April 17, 2002

WQ.

Faisal Murshid Abdullahi

murshid2000@yahoo.com  

 

WAXAA AAD UMMADA SOOMAALIYEED MEELKASTA OO AY JOOGTO LA YAAB KUNOQOTAY QORSHAHA CUSUB EE AY KU HESHIIYEEN INA CIGAAL IYO MILASENAWI KAAS OO KU FADHIYA IN LASKA HORKNO SHACABKA WELIGOO WADA DEGAANAA EE REER SOMALILAND IYO SOOMAALI-GALBEED.

 

TAAS WAXAAN U ARAGNAA IN INA CIGAAL WAQTIGIISII SII DHAMAANAYO UUNA DOONAYO INUU SAMEEYO COLAAD DHEX MARTA LABADA SHACAB EE MUSLIKA AH WALAALAHA AH WIIL IYO ABTIGIISA AH GANACSIGU KA DHEXEEYO TASNA WAXAA TUSAALE INOOGU FILAN DADKII AAN CIDNA WAX U DHIMIN EE GACANTA LOO GELIYEY GUMAYSIGA TIGREEGA.EE BERYAHAAN CAADAYSTA INUU ISKU MASHQUULIYO DADKA SOMALIDA EE NABADA KU WADA DEGAANAA MUDADA DHEER BALSE WAXAAY 

 

ARINTAASI U TAALAA DADWEYNAHA REER SOMAALILAND IYO SHACBIGA OGAADEENIYA WAXAANA KU BARAARUJINAYAA DHAMAAN SARAAKIISHA ARIMAHAAS FULINAYSA INAY OGAADAAN IN LA YAQAANO MAGACYADOODA IYO MEELAHA AY KA SHAQEEYAN WAXAANA NASIIB DARO AH IN SHACABKA REER SOOMAALILAND MAGACOODA LAGU GUMAADO SHACBIKALE OO AAN WAXBA GALABSAN GUMAYSIGA WAXAA CAADO UAH INUU WELIGIIS ISTICMAALO. SIYAASADISA KU DHISAN QAYBI OO XUKUN.

 

WAXAANU RUMASANAHAY INAAN DALKA ETHIOPIA AANAY KA JIRIN WAX LOO YAQAAN DAWLAD BALSE AY KAJIRTO KOOX TIGREEYA WAYO GUUD AHAAN SOMAALIYA.WAXAA DAWLAD UGU DAMBAYSEY TII JANNARAL MAXAMED SIYAAD BARRE ETHIOPANA.TII MIGISTE.HADABA MANTA WAXAAN OGNAHAY DHIBKA HAYSTA KOOXDA ETHIOPA HAYSATA.INAY QARKA U SAARAN TAHAY INAY BURBURTO WAAYO DHINAC WALBA.HADABA WAXAAN.WAXAAN U SHEEGAYNAA INAY KA DIGTOONAADAN ARIMAHA KHIYAAMADA AH EE KA DHAXAYSA CIGAL IYO MILESENAWI. 

        

GUNAANAD.   

 

WAXAAN KU SOO GUNAANADAYAA MAQAALKAYGAN IN   ODAYAASHA GUURTADA CUQAASHA REER SOOMAALILAND   INAY UGA DIGAAN INA CIGAAL INAANU KU XADGUDBIN   DHAWICINA SHARAFTA IYO QIIMAHA AY LEE YIHIIN   DADKA REER SOOMALIGALBEED ISLA MARKAANA AY KA HORTAGAAN WAXYAABA KEENIKARA IN LABADA SHACAB EE   WALAALHA AH ISKA HORKEENAYA.WAXAANA HABOON IN   LAGA FEKERO MAXAA KA DAMBAYN DOONA MUSTAQBALKA  MACOLAAD MA ISKA AARSI IWM.   

 

WAXAAN ILAAHAY UGA BAYEYNAA INUU DADKAAS INA CIGAAL   GACANTA U GELIYEY CADOWGA IN ILAAHAY UGA GARGAARO   DHIBKOODA.DIINTA ISLAAMKA LAGUMA HAYO IN QOF MUSLIMA   GACANTA LOO GELIYO GAALO.      

 

WABILAAHI TAWFIIQ      

 

SHARIIF FAYSAL MURSHID.


Kor u qaada codkiina oo Ha la idin maqlo...


The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com

Please direct all questions on the above article to

Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda, hawlqabadkooda  iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.