ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay sheegto Waxayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg.

 AllPuntland: Fikradaha / Opinion

AllPuntland Opinion / Fikradaha

ssThe opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com

 

Baaq Nabadeed/A possible Solution for the Political impasse In Puntland

[ AllPuntland Opinion/Fikradaha ]

January 30, 2002

Posted to the Web   January 30, 2002

Waxaa Qoray

Dr.Ali Abdullahi M Barkadle

amsali@hotmail.com

ENGLISH VERSION

Ka: Amsas Management Consulting,
Australia:

Tel: 613-94577639
Fax: 613-94407959
http://www.amsasconsulting.com
Email: amsali@hotmail.com
Kenya:
Tel: 254-072-616-533

Ku:Dadka Puntland
    Kooxda xukuka isku heeysata
    Aqoonyahanka Puntland
    Ganacsatada Puntland
    Hogamiyayaasha Diinta
    Isimada Puntland


Hadeer waxaanu mareynaa wakhti dhan lix bilood arinta Puntlandna aad uma
qurux badna. Xungurufka siyaasadeed waxaa masuul ka ah gacmo sadexaad,
a¡¯qoondaro, iyo xukun jeceyl dad qaarkiis aad ugalay.

Waxaanu halkan ka soo jeedineeynaa qodobadan hoos ku xusan:
 

  1. Jiritaanka Puntland weey ka qiimobadantahay jego madaxweeyne nimo oo loo looltamo.

  2. Puntland waxaa loo aasaasay si eey dadka ku nool goboladaas eey uga
    badbaadaan nabadgalyo xumadii ku habsatay Soomalia.

  3. Qalalaasaha ku habsatay Puntland waa mid eey ka dambeeyaan kooxyo aan
    rabin Puntland ineey horumar gaarto waana inaan iskaqabaana kooxdaas.

  4.  Waxaanu halkan ku soo bandhigeeynaa in loo baahan yahay in khilaafkan
    kadextaagan labada kooxood in loo dhiibo khubuur aqoon u leh dastuurka,
    khubuurtaasna waxeey noqon donaan dad aan Soomali ahayn (si loo soo afjaro xigto ama eex) labada koox oo xukunka isku haysata ayaana dooranaya qofkeey ku go¡¯aan.

  5. Waxaa muqadisah in markaas ka dib Puntland dastuurkeeda la xushmeeyo oo hadii eey noqoto in wax laga badalo lagalatashan doono parlamaanka iyo afti lagaqaadidoono dadka Puntland.

  6.  Hadii khubuurtaas aqoonta u leh dastuurka eey xalinwaayaan arintaas
    wexeey noqondoontaa in lasuubiyo gudi diyaariya tartanka doorashada. Wexeey noqon doontaa in lasiiyo qof walba oo ka weey 16 sano aqoonsigii uu ku codeeynlahaa, tani wexeey awood u yeelaneeysaa in qofkasta uu codeeyo oo eexasho iyo xigto meesha laga saaro.

Qalabka komputerka ayaana loo isticmaalidoonaa arintana anagaa falankeeda qaban doona. Waxaana codeeynkara dadka ku nool asalna ku leh goboladaas. Waxaa loo baahanyahay caqli iyo dhaqaale lugu maareeyo arintaan, anagu waxaan awood u leenahay kalahakran meeyno Puntland.

(NB.Hadeer waxaan jogaa Nairobi waxaana ka codsanayaa BBC iney iga soo wacaan nambarkayga Nairobi oo kor ku xusan, waad mahadsantihiin, Dr.Ali Abdullahi M Barkadle).


Baaq Nabadeed /A possible Solution for the Political impasse In Puntland

From: Amsas Management Consulting,
Australia:
Tel: 613-94577639
Fax: 613-94407959
http://www.amsasconsulting.com
Email: amsali@hotmail.com
Kenya:
Tel: 254-072-616-533

To: The People of Puntland
     The Contesting Parties in Puntland
     The Intellectuals of Puntland
     The Businessmen and women of Puntland
     The Religious elders of Puntland
     The Elders of Puntland

It is almost six months and the political situation in Puntland has not been that bright. As a Puntlander who has been touched by current and past events that has transpired in Puntland, I would kindly appeal for calm. We would also further like to suggest the following:

  1.  The existence of Puntland is more important than the mere attestation of the post of presidency.

  2.  Puntland Government was created to be free from the upheavals that has
    engulfed most parts of Somalia.

  3. Some third forces that do not like the people and the progress Puntland has achieved thus far engineered the Constitutional crisis that has engulfed Puntland and we must stop them.

  4. As a think-tank that has the capabilities to contribute positively to the current political impasse we would like to call in experts in the field of constitutional law (who apparently would not be Somalis- to lessen favoritism and clan linkages) and who would be chosen by both parties.

  5. We would like both sides to respect and accept the findings of those imminent persons.
    Everyone must respect the constitution of Puntland if we have to progress forward as a Nation.

  6.  If the constitutional experts fail in their quest for a solution then a committee shall be set up that will prepare for a general election that will involve the issuance of Identity cards to Puntlanders who are over the age of 16 years. Computer technology will be used to reduce fraud and favoritism.

If you would like to take part as an observer, or material contributor, then please do contact Dr.Ali Abdullahi on the above details.

(NB: At the moment I am in Nairobi and would kindly request an interview from the BBC, thank you).

Dr.Ali Abdullahi M Barkadle

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga qoray, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

| Ku Noqo Bogga Maqaalada Akhristaha | Kulaabo Bogga Hore AllPuntland  |

Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com.  

All rights reserved. Reproduction in whole or in part is prohibited

Bravenet.com