| Contact/Nagala soo Xiriir | Dastuurka Puntland | Gumaad Fool Xun Oo Ka Dhacay Kismaayo|

Special News Somalia Latest News From News Agencies»»Click Here |

The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com.

  somaalida sudaan.

[ AllPuntland  Opinion/Fikradaha
December 09, 2001
Posted to the Web  18: 26 GMT December 10, 2001
Boosaaso

Waxaa Qoray

Mohamed Nadif

nadif40@hotmail.com 

1.wadanka sudaan waxuu deeq waxbarasho siiyaa somaali tirabadan sanad walba( 10 ) sano een soo dhaafnay, waxaana lagu aqbali jiray  shahaadadii hore ee somaaliya, manajirin shahaada kale oo la aqoon sanyahay, oo soo maalidu lahayd wakhtigaas, kadib waxaa  lasameeyey nidaam waxbarasho meela kamidah somalia
waxaana kasoo qalinjabeye arday tira badan waxaa lagama maarmaan noqotay in loo helo jamacado , hadaba dadaal dheer oy sameeyeen aqoon yahano somaalyed
ayaa waxaa lagu guulaystay in ay aqoosadaan wadamada qarkood shadooyinka somaaliya ee ahliga ah,wadanka  sudaan oo kamid ah wadamada aqoonsaday shahaadada cusub ayaa waxay kadamaysay kadib markuu booqday somaaliya  wakiilkii hore wasarad wabarashad  ahna hada wasiirka warfaafint  ee sudaa, sh,cabdibaasid
 mar aan kulakulmay xafiiskiisa kadib markuu kasoo laabtay somaaliya sanadkii 1999
waxuu ii sheegay in shahaada  somaaliya ee cusub lamidtahay tansudan
 taasina waxay fursad wayn siisay ardaydii soo dhamaysay madaarista
 waxaana la aqbalay cadadbadan , sidoo kale waxaa booqasha ku yimid sudan madax somaaliyeed marar kalduwan waxaana kami ah  dr cali sheeaxmad  abuubakar
  oo ah mudiirka jaamada muqdisho iyomadaxa  raabidada ah ustaad axmad c/laahi iyo kuxgeenkiisa farax c/qaadir   waxay kacodsadeen in soomaalidaa waxbashada loo kordhiyo waana laga aqbalay,
2. waxaa fursad heshay ardayda kasoobaxday mela kalduwanoo somaliya.
 
 halkaasi waxaa yaraaday baahidii shahaadadii hore oo markii horaba dhib lagu aqbali jray waayo waqtigeed ayaa dhamaaday waxaana kuwadnay baryo aan bariyi jirnay dawlada sudaan,
3. hadaba dr /cali sh.axmad wax shaqa ah kuma laha shahaadadaas  waayo
dr cali  wasiirkama ah sudan, waxaana ogahay inuu dadaal kubixiyey waxbarashada somaaliya , waxbadana kaqabtay
4. wax mudaaharaad ah  ama u eg oo kadhacay sudaan mijirto manajirta bahi keenta
 wayoo soo malidu inteda badan jamaacadacda ay dhigtaan iya goo isugu jira shahadii hore
 iyo tan cusuba,majirto 400  oon waxbarsha haysan waxaa jooga arday yar oo cusub oohada sugi in la aqbalo.
  hadaba wararka uu soo tabiyey nin shegtay inuu yahay arday magaciisana qariyey
waa been abuur aan raad lahayn,  oo uu kaleeyahay  ujeeda guran
waxaa fool xuma ah inuu arday waxbarta sheego  been qayaxan .
taasi waa tan dhabta ah  ardayda sudaan
waxaan idin kacosan inaad faafisaan warqadan ,saad tii horaba ufaafisaan waxaana lagan doona cadaaldiina

 

qore, Maxamed C/raxman  Nadiif    

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga qoray, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

Aragtida Ku jirta qoraalka kore  waa mid ugaar ah qoraaga soo qoray, sinaba looguma fasiran karo mid ay la wadaagto ama u taagan Aragtida qorayaasha AllPuntland.com. Mahadsanid

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

| Go Back Opinion Main Page | Go Back  |

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com)


 Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com. 
All rights reserved. Reproduction in whole or
in part is prohibited

Bravenet.com