| Contact/Nagala soo Xiriir | Dastuurka Puntland | Gumaad Fool Xun Oo Ka Dhacay Kismaayo|

Special News Somalia Latest News From News Agencies»»Click Here |

 

  A Battered Women's Syndrome. 

[ AllPuntland  Opinion/Fikradaha
December 13, 2001
Posted to the Web  21:50 GMT December 10, 2001
Boosaaso

Waxaa Qoray

Mohamed Abdirashid Ali Sharmarke.

mohamedz@allpuntland.com

 waxaa beryahan dambe la caadaystay in inta la iska dhigo qof kale gafaf iyo meel ka dhaco lagu sameeyo sharafta ruuxii lahaa magaacaas,waxaan maalmahan ka akhriyey dhowr meelood maqaal ka hadlaya arrinta aan mowduuca uga dhigay qoraalkaygan oo "Battered Women Syndrome" maqaalkaas oo inta aniga la iska kay dhigay lagu aflagaadoonayey shakhsiyaad,aniga marna igama suurtowdo inaan raga meesha lagu tiriyey magacyadooda aan ku tilmaamo battered women..cayda iyo afxumaduna waa wax iga reebaan, hadaba waxaan ka codsanayaa dhalinta sharafta leh ee websites aysan faafin warar waxyeelo u geysanaya qof shakhsi ah, nimankan lagu leeyahay waxay la mid yihiin ama qabaan battered women syndrome waa niman Soomaaliyeed oo wanaag iyo xumaan labadaba leh sidii qof kasta oo biniaadmi ah, aniga inkastoo aanan siyaaso ahaan ku waafaqsanayn hadana kuma tilmaami karo waxaan munaasib ahayn. 

Waxaan u rajeynayaa somaali Weyn oo dhan in quluubteena illaah is waafajiyo, ixtiraamkii iyo wanaagii lagu yiqiin soomaalidana uu inoo celiyo,waxaan mar labaad idinka codsan inaad u tabisaan dadka qoray maqaalkaas waxa uu yahay mowqifkaygu,waana idin salaamay. 

Mohamed Abdirashid Ali Sharmarke.

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga qoray, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

Aragtida Ku jirta qoraalka kore  waa mid ugaar ah qoraaga soo qoray, sinaba looguma fasiran karo mid ay la wadaagto ama u taagan Aragtida qorayaasha AllPuntland.com. Mahadsanid

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

| Go Back Opinion Main Page | Go Back  |

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com)


 Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com. 
All rights reserved. Reproduction in whole or
in part is prohibited

Bravenet.com