Dabcan
Soomaali oo dhan ayaa la socoto halka caasimadii caanka iyo muxtaramka
ahayd ku danbaysay milicii ay HIBO MAXAMED NUURA ku heestay "ma
ogtahay magaalada muqdishaynu joognaa" oo waxaan si
gaar ah xasuus igu beertay hooriska heesta iyo abwaankii ku fara
yarerastay erayada maskaxdu ku dhaygagdo oo sito sawir guud ahaan, ahna
markii moqdisho magaceeda la qaado in lagu hinraago erayadan oo abwaanku
inagu beeray "MA MILILCOOTEEN MANA JIRIICOOTEEN"
Waxaan
arkay qoraalo dad badan ka qoray Xamar oo xiksaday taariikh lama
hilmaamka ah ee caasimadeena oo aad moodid in laga dhoohanyhay bal aan
soo taxo waxyaabihii laga qoray mogdisho taariikhdeeda xigsasho laba
jibaaraan iyadoo JUSTUS STRANDES buugiisa taariikheed lagu
tarjumay afka jarmalka oo ay daabacday EAST AFRICAN
LITERATURE BUREAU oo laguna sii tarjumay afka ingiriiska 1961 hal
sano ka bacdi markii Soomaalidu hanatay naacowdii nafiska lahayd xornimo
. taxanaha xigagasho jibaaran aan bog waliaba roogo buuga
oo lagu tarjumay afka injiriiska iyo bogyadiisa aan soo xushay :-
Page
69 " Mogdishu ,lying a little to the north .which
was alleged to be richest and the most powerful town the
whole east Africa coast" waxaa yaab igu dhalishay markaan buuga
roogay baalka 78 oo aan ku dhakafaaray :-
Page
78 To the north." the light house towers of barawa
and mogdishu are the most striking evidence of civilization of these
earlier centuries ."
gadi
oo sii roog bogga 81 Kilwa , Mombasa ,Malindi, Pate and Mogdishu
were all in communication with distant town of Eden and hormuz and
particlarly with bombay.
Roog
oo hadana roog bogga 82 xigashadiisa" For the most part ,trade
particularly in the smaller places,was carried on by barter ,cotton
goods and grain serving standard measures;but fact that minted coin was
often used in trade is shown by many copper and small silver coins
struck with arabic legend s which has been found particularly in kilwa
and mogadishu ,"
Dalmo
daalaceed bogga 84 oo qeexaya xamar :- The already
much-quoted history of kilwa gives a much more romantic explation
of change. it relates how, initially , a ship from mogdishu was
accidentally driven on to Sofola,and the merchants of mogdishu for long
time kept gold trade in their own hands.
waxaan
la inkiri-karin xamartii caanka ahayd inay biniklolahayadiiay gubeen
suldaankii galadii iyo kuwii ka danbeeyay xamar dhigaha u
dhigay oo marana xauusan taariikhda qadiimiga ee moqdishu .