| Contact/Nagala soo Xiriir | Dastuurka Puntland | Gumaad Fool Xun Oo Ka Dhacay Kismaayo|

Special News Somalia Latest News From News Agencies»»Click Here |

The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of AllPuntland.com.

 Bayaan: OGEEYSIIS

[ AllPuntland  Opinion/Fikradaha
December 13, 2001
Posted to the Web  21:03 GMT December 13, 2001
Boosaaso

Waxaa Qoray

Jamal Nur

jamaladow@hotmail.com 

OGEEYSIIS:

Ku:  Beesha Habar Gidir                                       13/12/01

Fikradan waxaa qaba aniga iyo inta ila aragti ah ee beeshaas  Beesha Habar gidir waxaa eey dooratay in uu hogamiyo General Mohamed Farah Eidid. Marxuumkaas oo naftiisa iyo maalba u huray in uu ummada Somaliyeed ka xureeyo keligii taliyihii hore ee Siyad Barre. 

Marxuumka inta jeer uu isku dayey in uu dowlad dhiso, markastaba waxa fashilinaayey dadka manta ka ololeeya CARTA. 

Dhimashadi marxuumka naxariisti Janno alaha ka waraabshee, Habar Gidir oo dhan waxeey hogamiye u doorteen Eng. Hussein Mohamed Farah Aidid, ilaa iyo hadana isaga ayaa ah gudoomiyaha

gudoomiyaha USE/SNA ee xarunteeda tahay Villa Somalia. Waxaa arin lala yaabo noqotay ninka burburka uguweeyn u geestay Somalia marki lagareebo Siyad barre, laguna tuhunsanyahay in uu ka dambeeyey dhimashadi marxuumka, in uu manta CARTA ugu baryo tago isagoo leh intaas oo lacag ah a laisiiyo anigaa Hussein Aidiid meel cidla ah soo fadhiisinaya. Saas darted waxaa la bilaabay in dacaayado been abuur ah lagasheego, marna internetka lasoo geliyo, marna Xamar waraaqo been abbuur ah lagu daadiyo. Abdi-qassim markuu ku fashilmay laba jeer in uu dilo Hussein Aidid, ayuu bilaabay in uu adeegsado mujrimka ugu weeyn Somalia, Cismaan Caato, isagoo ku yiri manta wixi laga bilaabo beesha Sacad adiga ayaan kaala xisaabtameynaa. Xissab waa dambeeysaa, laakiin waxaan idiin shegayaa Hussein  Aidid waa ka go’antahay in Somalia dowlad loo wada dhanyahay eey ka dhalato and he is the most popular chairman in Somalia according to western media, wuxuuna kalsooni buuxda ka heystaa Mogadishu 75% iyo gobolada Somalia oo dhan. Kala soo Xariir:  jamal Nur" <jamaladow@hotmail.com

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga qoray, Magaciisa iyo email-kiisa ka eeg bilowga qoraalka. Mahadsanid

Aragtida Ku jirta qoraalka kore  waa mid ugaar ah qoraaga soo qoray, sinaba looguma fasiran karo mid ay la wadaagto ama u taagan Aragtida qorayaasha AllPuntland.com. Mahadsanid

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

| Go Back Opinion Main Page | Go Back  |

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com)


 Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com. 
All rights reserved. Reproduction in whole or
in part is prohibited

Bravenet.com