Marka horey waxaan ka xunahay in Madaxda Sare ee Qaranka la aflagadeeyo
Xasaaskooda, Ulajedadoodena ay tahay in musawir-xun laga bahasho.
Iyado la isticmalayo magacyo been ah iyo
email-aan jirin. Hadaba waxaa la qorey Maqaalo been abuur ah lidina ku ah
Sharafta Marwada Madaxweynaha Soomaaliyeed.
Sida aan ognahay Marwo Bibi
Banafonsi waa qof la yaqaan oo Sharaf iyo hurmad ku leh dadkeeda. Abaheeda
Omar Banafonsi wuxuu ahaa
,raggii malkooda ku beley Xoriyanimada iyo aburidda qaranka Soomaaliyeed.
Been-abuurka aad ku soo edeyseen wa mid aan raad laheen, meel ka-dhacna
ah.
Dacayada rakhista ah oo soo qorey
Abdulqadir Aweis,laguna soo faafiyay
websietka "BALCAD.COM iyo ALLPUNTLANAD".
Waa wax aan dhici karin Arimahaas oo
dhana waa been. Haddi aad haysataan daliladda ama wareegtadi labada
booliska (kan Dubai-Kan London)oo cadeeynta ahayd natusiyaa nala soo
xariira.
Haddi aysan jirina waxaan ka codsaneeyna
madaxda websietka Balcad.Com iyo Allpuntland in arrintaan ay ka
cudor-dartaan iyado qoraal ah.
Ugu dambeyntii Soomaali wey istaqaana
ninkastana tariikhdisa wala haya, haddi la faansho iyo haddi la cayaba.
w/qorey Mohamed Macalin
lONDON-
Akhri Maqaalka uu ka halayo Maxamed
Banaanbax
Fadeexad Dhaliyay... WQ.
Cabdulqaadir Aways May
01, 2002