Waa
maxay jacayl.?
Figur
1
Waa
maxay jacayl? Runtii waa sual yaab leh oon la dhayalsan Karin.
Runtii
lama mid aha sualaha kale.
Jacayl
iskama yimaado hadaan aragti jirin.
Hadaba
maxuu u kala baxaa jacaylku?.
Jacaylku
waxa uu u kala baxaa sidan. Mid waa midka aad jeceshahay waalidkaa,
walalahaa, qaraabadaada iyo asxaabtaada
Muxuu
ku yimaadaa jacaylku?
Waxa
hadaba jacaylka ka horeeya ka helitaan aad qofka ka hesho. Ka helitaanka
ayaa hadana waxa uu u sii kala baxaa noocyo farabadan sida qof aad
heesihiisa jeceshahay, ama aad masalaadiisa jeceshahay.
Tusaale
ahaan aniga waxaan ka helaa ama jecelahay in aan dhagaysto heesaheeda
fanaanadii caanka ahayd ee Saynab-Cige,. Hadaba taas macneheedu ma aha in
aan Saynab-Cige u jecelahay rabitaan dumar nimo.
ARAGTIDA.
Waxa
ugu horeeya waa aragtida, waaaaaw, wuu ku cajabiyay,waa qodobka ugu
horeeya.
Iskama
yimaado jacayl adiga oon arag qofka, gabar ama wiilba.
Tusaale:
wiilkaas ama gabartaasi aad ayay u quruxbadan tahay, la soco indhaha ayaa
ka helay wali waa ka helitaankii. Ama filimkii aan galay waxa ku jiray
gabar ama wiil aad u qurxoon.
Mar
labaad waa ka helitaan.’
Goorma
ayuu isku badalaa jacayl?
Waa
marka aad la kulanto,ood aragto,maqalkiisa,hadalkiisa,dad
ladhaqankiisa,ixtiraamkiisa,
Dulqaadkiisa,.
Si
kasta oo wiilku ama gabartu u qurxoontahay hadii aynan dabeecad lahayn ama
uunan lahayn,ka helitaanku ama jacaylku waxa uu soconayaa mudo yar.
La
soco ma iibsan kartid jacayl, waa laga yaabaa in aad qof ku raacdo lacag
ama qurux, lakiin taasi waa mudo yar. Hadaba marka aad ogaato qofkaasi
sida uu u dhaqmayo ayuu bilaabmayaa jacaylku ood leedahay, ooh waan
jeclahay, macnaheedu waxay tahay waxaad iibsatay isaga oo dhan,
awal waxaad ka helaysay quruxdiisa ama quruxdeeda oo kaliya.
Lakiin
hada waxa uu isku badalay,dabeecad wanaag,dhib la-aan,iyo daryeelid uu kuu
hayo.
Goorma
ayay Timaadaa Runtu?
Intii
hore waa barashadii aad baranaysay qofka,hada marka aad isla soo dagtaan
oo aad isla garataan in aad is guursataan ayay runtu bilaabmaysaa.
Qaarkiin markiiba waxyaalo yar yar oodan markii hore arki jirin ayaad
arkaysaa, adiga oon eegeyn arimihii jacaylka keenay ayaad markiiba niyad
jabaysaa.
.
Maxaa
lagaaga baahanyahay Hadaba?
Lasoco
qofkan aad isla soo dagteen, iskumeel kumaydan soo korin, laba reer oo
kala duwan ayaad ka kala timaadeen. Reer faqiir ah,reer taa jir ah, reero
dabeecad xun,reero kla dhaqan duwan iwm.
Soow
haddaba (Respect these different) don’t force you self someone you are
not.
Qodobka
ugu horeeya:
-
Ha
is ku dayin in uu partnerkaagu isbadalo ama sameeyo waxaad
jeceshay(don’t try to change your partner just like you) waxa laga
yaabaa in uunan ka helin ama dhib sanaayo.
-
There
is diffirent between falling in love and been in love.
-
Way
kala du wanyihiin marka aad qofka barato iyo marka aad la soo dagto
-
Marnaba
ha filin in aad hesho jacaylkii hore, lakiin filo ama isku day in aad
hesho- waxa afka qalaad lagu yiraa ( a mature relelationship)
-
La
soco emotionku wuu is badalayaa markaa hel mid dagan inta aad
raadinayso kii hore oo kale.
Agree
to disagree.
(4)Face
it. la soco waxa jiri doona arimo yar yar oodan waligii xaliyi Karin(solve)
Oo
aad u adkaan doona, laakiin waligiin isugu yimaada meel dhexe.
Labadiina
qof kamid ah waa in uu lumiyaa valuegiisii, si uu u badbaadiyo guurka,
waana in uu iska ilaawaa wax yaalo farabadan oo uu jeclaa.
(5)Lkiin
mar walba isla ogolaada wax yaalaha basiga ah sida,
caruurta,,guriga,shaqada,dhaqaalaha,iwm, si uu u badbaado
guurku(relaionshibku).
(6)
Macno male waxaad samayso, ee waa sida aad u samayso.
Mar
walba waa in aad ka hadasho waxa familiga dan u ah , ee ha ka hadlin waxa
adiga dan kuu ah. Hadii aad isku daydo in uu partnerkaagu sameeyo wax alla
waxaad jeceshahay, arimuhu waxay isku badalayaan xumaan.
Isku
day in aad fahanto qofkan, waxa uu jecelyahay ,waxa uu dhib sanaayo,
meelaha uu jecel-yahay in uu aado.
Ha
ku canaanan waxyaalaha qaarkood, lakiin isku day in aad tusto waxa dan
idiin ah.
Waxa
aad u fool xun adiga oo gurigaagii u soo socda oo hadana dhibsanaaya, oo
leh alla-tii ama kii ayaa igaga horeeya. Isku dulqaata.
Obs.
Artcale kan waxa uu khuseeyaa dhamaan Somalida qurbaha dagan.
Hadii
qaarkiin ka helin ka raali noqda—mana dhamayn wuu sii socdaa.
Wax
alla wixii fikrad ah waad ka dhiiban kartaa, qalad iyo saxba.
Mahadsanidiin
Mahad(Turbashaash)
Oslo
Norwey.
Wixii
Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir qoraaga nasoo
gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka
eeg bilowga qoraalka.
|
AllPuntland Mas'uul
kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda iyo
ogaalkooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, AllPuntland Kaalinteedu Waa Baahinta
Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid
|
Ma doonaysaa inaad codkaaga gaarsiiso aduunka ku soo
dir fikir@allpuntland.com
,soo raci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof. AllPuntland:
Akhristaha |
|